exclamation icon

Learn more about new federal Medicaid changes.

hennepin health your community health plan logo

Hennepin Health
  • Home
  • Members
  • Providers
  • About
    • Website
    • Provider updates

  • Find a provider/clinic
  • •
  • Forms/documents
  • •
  • Renewals
  • •
  • Get a ride
  • •
  • Services
  • •
  • Rewards
  • •
  • Wellness
  • •
  • Plans
  • •
  • Member News
  • •
  • •
  • Forms/formulary
  • •
  • Prior authorization
  • •
  • Claims/billing
  • •
  • Provider resources
  • •
  • Provider updates
  • •
  • Contracting
  • •
  • Provider Portal
  • •
  • Credentialing
  • •
  • Contact
  • •
  • About
  • •
  • Awards/recognition
  • •
  • Care coordination
  • •
  • Health care fraud/abuse
  • •
  • Quality management
  • •
  • Blog
  • •
  • Community outreach
  • •

Ka qeyb gal fasal cunto karinta ah iyada oo lagu siinayo adeegga cuntada ee 8 todobaad

Iyada oo loo marayo barnaamijka Quruxda Caafimaadka, ayaa xubnaha Hennepin Health ee ka qeyb qaata fasalka cuntokarinta ee NorthPoint Health & Wellness Center ama Hennepin Healthcare Redleaf Center ee caafimaadka qoyska la siinayo adeegga 8 todobaad oo gurigooda loogu geynayo.  Si aad uga qeyb qaadato waa in aad ka soo baxdaa mid ka mid ah shuruudahan:

  • In aad uur leedahay
  • In aad dhawaanta ilmo dhashay (waa in aad ka qeyb qaadataa fasalka 9 bilood gudahood marka aad dhasho)
  • in aad tahay qof sokorow (macaan) qaba
  • in aad qof wadnaha ka xanuunsan

Lacag lagaama qaadayo si aad uga qeyb qaadato. 

Waxyaabaha aad ku baraneyso fasalka cuno karinta 

  • Sidee loo kariyaa cunto caafimaadkaaga ku haboon
  • Sidee loo kariya cuntadaadiga oo ku faraxsan oo jecleysanaya
  • Sidoo loo kariyaa cunto ku haboon qoyskaaga iyo dhaqankaaga

Fasalku waa mid 90 daqiiqo ah. Ka dib marka aad fasalka qaadato, ku isticmaal xirfadaha cusub gurigaaga iyada oo lagu siinayo adeegga cuntada ee 8 todobaad.

 

Iska diiwaan geli mid ka mid ah fasalada lagu qaato goobaha hoos ku xusan 

NorthPoint Health & Wellness Center, 2220 Plymouth Avenue North, Minneapolis, MN 55411

  • Arbaco kasta, 3-4:30 galabnimo.
  • Turjubaano ayaa la idiin heli karaa 
  • Ilmaha waa la idiin heynayaa   
  • Si aad isu diiwaangeliso soo wac 612-543-2500 
     

Hennepin Healthcare Redleaf Center for Family Healing, 717 South 6th St, Minneapolis, MN 55415 (Purple Building entrance)

  • Arbacooyinka, 3-5 galabnimo.
    • Arbacooyinka 1aad iyo 3aad – loogu talagalay dadka uurka leh iyo kuwa dhalmada ka dib (Fasalka ma jiro 2/18) 
    • Arbacooyinka 2aad iyo 4aad – loogu talagalay dadka qaba sonkorowga ama dhibaatooyinka wadnaha ee qulqulaya (Fasalka ma jiro 2/25)
  • Turjubaano ayaa la idiin heli karaa
  • Ilmaha waa la idiin heynayaa
  • Si aad isu diiwaangeliso soo wac 612-873-MAMA (6262)

 

Sida ay u shaqeyso

  1. Is diiwaan geli fasalada cuno karinta ee NorthPoint Health & Wellness Center ama Hennepin Healthcare Redleaf Center ee caafimaadka qoyska.
  2. Ka qeyb qaado ugu yaraan mid fasalada ka mid ah.Xaqiiji in macalinka fasalka dhigaya uu si sax ah u hayo halka lagaala soo xiriiri karo.
  3. Fasalka ka dib, waxaa gurigaaga laguugu keenayaa cuntada aad karsan laheyd 8 tododbaad oo lacag la’aan ah.
  4. Hay’adaha la shaqeeya Hennepin Health NourishedRx, ayaa kuu soo diraya iimeyl/ama ku soo wacaya si ay kuu soo gaarsiiyaan xiliga cuntada laguu keenayo.
  5. Haddii aad wax su’aal ah ka qabto cuntada laguu keenayo, la soo xiriir NourishedRx:
    Email: foh@nourishedrx.com
    Fariin u soo dir: 888-564-1077
  6. Isticmaal waxyaabaha aad ka baratay fasalka cunto karinta si aad ugu diyaariso cunto dhadhan leh naftaada iyo qoyskaaga.
 

Macluumaad dheeraad ah

Gaadiid ayaa la idiin diyaariyey fasalka idin geeya oo idinka soo celiya.  Soo wac Adeegga Xubnaha Hennepin Health ee 612-596-1036 si basaska ama taksi laguugu balamiyo.  

Wixii su’aalo ah ku saabsan barnaamijka, fadlan la soo xiriir hh.populationhealth@hennepin.us

 

 

Waxaa ogolaaday DHS 1/21/2026 ID #PH-1881-MC


Contact us

phone icon

612-596-1036, TTY 711

More contact info

Health and wellness

health and wellness icon

Info for a healthy you

Learn more
  • Contact
  • •
  • Careers
  • •
  • Nondiscrimination notice
  • •
  • Notice of privacy practices
  • •
  • Language and civil rights notices

Hennepin County logo © 2026 Hennepin County, Minnesota
Follow us